Opposition up in arms over plan to delay Somalia elections

Opposition up in arms over plan to delay Somalia elections

Major opposition parties in Somalia are against the decision by the electoral body to postpone the 2020 elections, citing possibilities of inter-clan violence. The parties have interpreted the June 27 announcement by the National Independent Electoral Commission (NIEC) as a conspiracy to extend President Mohammed Abdullahi Farmaajo’s term. The Wadajir Party headed by leading government […]

Lafta Gareen “afartii sano waa in ay doorasho dhacdaa”

Lafta Gareen “afartii sano waa in ay doorasho dhacdaa”

Cabdicasiis Lafta-Gareen oo ka hadlay furintaanka shirka Dhuusamareeb ayaa sheegay in shirka loo fadhiyo uu yahay mid muhiim ah isla markanaa ay tahay Dastuuri in maamulada xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya ay yeeshaan. Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka hadlay arrimaha horyaal shirka ayaa sheegay inuu rajeenayo in lagu heshiin doono arrimaha xasaasiga ah sida Doorashada […]

Axmed Madoobe oo hoosta ka xariiqay in ay doorashada dhacdo wakhtigeeda

Axmed Madoobe oo hoosta ka xariiqay in ay doorashada dhacdo wakhtigeeda

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka istaagay shirka wadatashiga madaxda maamullada xubnaha ka ah dowladda Federaalka. Axmed Madoobe wuxuu ku khudbeeyay iney ka go’an badbaadinta dadka, loona qaban lahaa doorasho ku dhacda wakhtigii loogu talagalay. Madaxweynaha wuxuu siyaasiyiinta Soomaaliyeed ugu baaqay iney noqdaan kuwa xal doon ah, wuxuuna tilmaamay in maamullada isku […]

Farmaajo iyo Kheyre oo ku wajahan Dhuusamareeb

Farmaajo iyo Kheyre oo ku wajahan Dhuusamareeb

Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay MOL Farmaajo iyo Kheyre ay kaa dhawaan ku biiro doona shirka ka socda Dhuusamareeb. Beesha caalamka oo uu horkacayo Safiirka Maraykanka u Fadhiyo dalka Soomaaliya, ayaa culays ku saaray Farmaajo in uu iska xaadiriyo shirka, qaybna ka noqda xal u helida arimaha la isku haysto […]